زيلعيات
زيلعيات

@Zaylaiyaat

7 تغريدة 51 قراءة Apr 08, 2021
U diyaar garow soonqaadkan, oo samee Sidan.⏰
1-Naftaada Hala qabsato inay kacdo salaatu-Laylka.
2- Mashqul ka badan Jooji.
3- Yaree Waqtiga Aad Social media ha Aad ku qaadanayso.
#Ramadan2021
#Af_Soomaali
U diyaar garow soonqaadkan, oo samee Sidan.☪️
4- Ka fagow Waxa waqtigaaga dhuminaya.
5- Joogtee Cibaadooyinka Sunnaha Ah(Soonka, sadaqada, salaadaha) .6- ILAAHAY waydiiso inuu Bisha Ramadan ku gaarsiyo.
#Ramadan2021
#Af_Soomaali
U diyaar garow soonqaadkan, oo samee Sidan
7- Samayso jadwal cad.
8- Naftaada sii bar Soonka.
9- Xifdi Quranka oo ku celceli.
10- Naftaada Hala qabsato sadaqada.
12- Quran wardi ah samee.
13- Cuntada badan yaree.
14- Masjidka fadhi-giisa dheere oo Badi.
#Ramadan2021
#Af_Soomaali
U diyaar garow soonqaadkan, oo samee Sidan
15-Adeega Ramadaan sii gado.
16- Soonka lagugu leeyahay iska gud.
17- Caruurtaada sii bar inay wax baxsadaan.
18- Ilaahay kaliya qalbigaaga u xaar.
19- Badi Xuska Alle.
20- Ilaali Sunnuuyinka Salaadaha.
#Ramadan2021
#Af_Soomaali
U diyaar garow soonqaadkan, oo samee Sidan
21- Yaree Saacadaha Hurdada oo qayluuladana ku dadaal -Indha-guduudsiga Duhurka-.
22- Diyaari garee gurigaaga iyo Reerkaga.
23- Wixi Drugs ah Qaad iyo Sigaar jooji.
24- Wax ka baro Axkaamta Soonka.
#Ramadan2021
#Ramadaan_U_Sahay_qaado
U diyaar garow soonqaadkan, oo samee Sidan
25- Ka fagow Dhafarka iyo soojeedka.
26- Badi Ducooyinka.
27- Edbi Naftaada.
28- Wanaaji Niyadaada.
29- Acmaashaada Habee oo jadwal u samee.
30- Towbad keen Ka Alle Da-daji !! Dadka kalena Xasuusi khairka.
#Ramadaan_U_Sahay_qaado
رتبها @rattibha

جاري تحميل الاقتراحات...